|
Beginners - Leebal hoose
This section is for the beginner in the English language. Each lesson provides an introduction, step by step teaching guidelines as well as examples for you to remember.
Qaybtan waxaa loogu tala galay ardayda bilowga ah, waxay ka helayaan cashiro si habsan loo diyaariyey. Cashir walbaa wuxuu u baxayaa maqal iyo muuqaal loogu talagalay inay ku sugaan aqoonta maanka ardayga.
|
|
Intermediate - Leebal dhexe
Start here if you know a little English but want to polish up and become an advanced user. Each lesson will help you realise your dreams faster.
Halkan kala qabso, haddii aad tahay leebel dhexe, doonaysidna inaad kor uqaado heerka luuqadaada ingiriiska, si aad u beegsato leebalka sare ee luuqadda. Cashir walbaa wuxuu kuu horseedayaa inaad dhabayso barashadii luuqadda eed inta badan ku taamaysay.
|
| Advanced - Leebal sare
These lessons are designed for those who have some knowledge of the English language and are just looking to perfect it. Get started now.
Qaybtan waxaa loo qoondeeyey ardayda wax u dhaqaaqeen, ee doonaya inay sugaan luuqadooda ingiriisiga.
|